BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Boqolkiiba intee uga dhiman Iran inay sameysato Bam Niyukleer ah?
Iran keydka uranium-ka la hodmiyay ayaa noqday qodobka ugu weyn ee khilaafka u dhexeeya Tehran iyo Washington ee ku saabsan dhammaadka dagaalka, balse mustaqbalka iyo halka uu yaallo kaydkan ayaa weli ah sir adag oo aan si fudud loo ogaan karin.
Hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen oo soo saaray hanjabaad cusub
Hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta ee Yemen, cabdulmalik al-Houthi, ayaa ku dhawaaqay in kooxdiisu ay diyaar u tahay "heer kasta oo colaadda ah oo sii kordha" marka la eego xiisadaha ka taagan gobolka.
Ayaan Xirsi Cali: Sheekada haweenay 'muran badan' ka taagan yahay oo Soomaaliya ka carartay, kadibna Yurub ilaa Maraykanka
Ayaan Xirsi waa muwaadin Soomaaliyeed oo heysata dhalashada Holland iyo Mareykanka, waxayna caan ku tahay la dagaallanka xagjirnimada diinta iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka.
TOOS, Zelensky oo soo jeediyay wadahadal fool ka fool ah isla markaana warqad furan u diray Putin
Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inuu “wax aad u wanaagsan” u arko haddii labada hoggaamiye ay kulmi lahaayeen.
Yaa dhaliyay goolkii ugu horreeyay ee Koobka Adduunka iyo kii ugu dambeeyay?
Horraantii 1930-kii, waxaa dalka Uruguay ee ku yaalla Koonfurta Ameerika soo gaadhay 13 xul qaran si ay uga qaybgalaan tartankii ugu horreeyay ee Koobka Adduunka, kaas oo ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo dibadda ka ah Ciyaaraha Olombikada.
Maxay dareemaan ragga iyo dumarku marka ay Timuhu ka daataan?
Xilli fiid ah, anigoo isu diyaarinaya dhalashada saaxiibaday, 17 maalmood kaddib fadhigeygii ugu horreeyay ee Kimikada ee kansarka naasaha, timahaygu waxay bilaabeen in ay si kedis ah ugu daataan qolka qubayska ee hoteelka.
Ma dhici doontaa in bini'aadamku ay carruur ku dhalaan hawada sare?
Caqabadda gaadhista meerayaashaas, maadaama safarrada dheer ee hawada sare ay saamayn ku yeelan karaan jirka bini'aadamka iyo awooddiisa taran, taas oo aan weli si buuxda loo fahmin.
Waa maxay 'Heshiiska Abraham' ee uu Trump rabo in waddamada Carabta ay la saxiixdaan Israa'iil?
Arrinta ku saabsan madaxbannaanida iyo dowladdnimada Falastiin waxay wali tahay qodobka ugu weyn ee uu khilaafku ka taagan yahay, waddamada Carabta iyo Israa'iil.
Tallaalkii 'ugu horreeyay adduunka' oo ay naqshadeysay Garaadka Macmalka ah ee AI
Saynis yahanada Cambridge ayaa sheegay in markii ugu horaysay ay tijaabiyeen talaal ay samaysay AI.
Man City oo tixgalinaysa tallaabo sharci ah kadib sheegashada Haaland
Ka dib markii musharraxa doorashada madaxweynaha Real Madrid uu shaarka Erling Haaland ku soo bandhigay TV-ga tooska ah, Manchester City ayaa meesha ka saartay soo jeedinta ah in weeraryahankeeda u dhaqaaqi doono Spain.
Doorashada Itoobiya: TPLF oo dalabaad cusub dirtay
Waxa uu sheegay in xiligan gobolka ay ka jirto dhibaato dhaqaale iyo mid bini’aadantinimo oo aad u daran,gaar ahaan shidaalkii oo go’ay.
Maxa kala qabsaday Trump iyo Netanyahu mar ay khadka taleefoonka ku wada hadleen?
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu dambeeyay ee Maraykan ah ee khilaaf kala dhex dhasho Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya inuu dhex maray wada-hadal kulul oo ku saabsan tallaabooyinka milatari ee Israa'iil ka waddo Lubnaan.
